Posts

Showing posts from September, 2022

Cuntooyinka Difaaca jirka kor u qaada

Cuntooyinka difaaca kor u qaada waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa( super food for boosting immune system). Cuntooyinkaan waxay jirka ka caawiyaan in uu si awoodleh isaga difaaco xanuunada soo galaya jirka.  Waxaa loo baahan yahay in uu qofku si maalin la ah u qaato cuntooyinkaan  Hadaba kuwani waa qayb kamid cuntooyinkan; 1: toonta  2:Huruuda 3:sanjabiisha 4:liin macaanka iyo liin dhanaanta 5:baamiyaha