Posts

Showing posts from November, 2022

Faaiiidada qudaarta cagaaran

Image
Qudaarta  cagaaran waxaa afka qalaad loo yaqaan,( green fruit and vegetables). Cunista qudaarta cagaaran waxaa laga helaa faaiido aad u badan, hadaba waxaan soo qaadanaynaa qaybo kamid ah faaiidooyinkaas. 1: waxaay ka hortagtaa cholesterol ka, cholesterolku waa dufan xira darbiyada xididada dhiiga, hadaba qudaarta cagaaran waxaay ka Hortagtaa inay Dufankaas bato oo xidida xiro. 2:waxaay kordhisaa araga indhaha. Qudaarta cagaaran waxaay qani ku tahay vitamin A oo u wanaagsan aragtida indhaha 3: waxaay kor uqaadaa difaaca jirka, maxaa yeelay waxaa ku badan vitaminada sida vitamin ci iyo a  4: waxaay ka hortagtaa cancerka, maxaa yeelay waxaay qani ku tahay antioxidant oo jirka ka ilaaliya sunta iyo cancerka  5:waxaay kor u qaadaa shaqada maskaxda