Faaiiidada qudaarta cagaaran
Qudaarta cagaaran waxaa afka qalaad loo yaqaan,( green fruit and vegetables).
Cunista qudaarta cagaaran waxaa laga helaa faaiido aad u badan, hadaba waxaan soo qaadanaynaa qaybo kamid ah faaiidooyinkaas.
1: waxaay ka hortagtaa cholesterol ka, cholesterolku waa dufan xira darbiyada xididada dhiiga, hadaba qudaarta cagaaran waxaay ka Hortagtaa inay Dufankaas bato oo xidida xiro.
2:waxaay kordhisaa araga indhaha.
Qudaarta cagaaran waxaay qani ku tahay vitamin A oo u wanaagsan aragtida indhaha
3: waxaay kor uqaadaa difaaca jirka, maxaa yeelay waxaa ku badan vitaminada sida vitamin ci iyo a
4: waxaay ka hortagtaa cancerka, maxaa yeelay waxaay qani ku tahay antioxidant oo jirka ka ilaaliya sunta iyo cancerka
5:waxaay kor u qaadaa shaqada maskaxda
Couch maryamo mahdsanid
ReplyDeleteCouch maryamo
ReplyDelete