Cuntooyinka Difaaca jirka kor u qaada
Cuntooyinka difaaca kor u qaada waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa( super food for boosting immune system).
Cuntooyinkaan waxay jirka ka caawiyaan in uu si awoodleh isaga difaaco xanuunada soo galaya jirka.
Waxaa loo baahan yahay in uu qofku si maalin la ah u qaato cuntooyinkaan
Hadaba kuwani waa qayb kamid cuntooyinkan;
1: toonta
2:Huruuda
3:sanjabiisha
4:liin macaanka iyo liin dhanaanta
5:baamiyaha
Mahdsanid
ReplyDeletewllo inaa noo soo badisid ayaan ka codsanin
Couch a
ReplyDeleteKooja
ReplyDelete